Deg Deg;Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dawlada Sharmaake Geele Oo Hada Kitaabka Gacanta U Saaray Macalimiintii Qaadaysa Imtixaanka Boosaska Ka Banaanaaday Wasaaradaha Qaar

0
Saturday May 20, 2017 - 10:56:59 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 443
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg;Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dawlada Sharmaake Geele Oo Hada Kitaabka Gacanta U Saaray Macalimiintii Qaadaysa Imtixaanka Boosaska Ka Banaanaaday Wasaaradaha Qaar

    Laascanod(AFKA);Hada Waxaa Magaalada Laascaanood ka socda Imtaxaankii Hay'adda Shaqaaluhu Ka Qaadeysay224 Shaqaalaha Dawlada Ka Mid Noqon DoonaJ/Sland oo ay Ka soo Dhex Bixi doonan 30 QofDhamaanba Dadka Gali doona Imtixaanku Waxaay Ka Kala Yimaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laascanod(AFKA);Hada Waxaa Magaalada Laascaanood ka socda Imtaxaankii Hay'adda Shaqaaluhu Ka Qaadeysay224 Shaqaalaha Dawlada Ka Mid Noqon DoonaJ/Sland oo ay Ka soo Dhex Bixi doonan 30 QofDhamaanba Dadka Gali doona Imtixaanku Waxaay Ka Kala Yimaadeen dhamaanba Gobolada Somaliland .
Gudoomiyaha Hay'adda Shaqaaluhuna Wuxuu Goobta Ku Dhaariyey Macalimiinta Qaadi Doonta Imtixaamka
Wuxuuna Ku dhiirigaliyey Dhamaanba dadka Gali Doona Imtixaamku In ay Maanta Heleen Cadaalada Qalinkuna Maanta uu Yahay ka Guuleystey.

 










Image may contain: 12 people, crowdImage may contain: 2 people, people standing and suitImage may contain: one or more peopleImage may contain: 4 people, people standing and suitImage may contain: 1 person, suitImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: 10 people, crowd and indoorImage may contain: one or more people and people sittingImage may contain: 5 people, people standing and suit