Naadiga Halkaraan iyo Wacdaraha Bandhigii Buugga Bilan+SAWIRO

0
Saturday May 20, 2017 - 14:52:49 in by salman abdi
  • Visits: 1575
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Naadiga Halkaraan iyo Wacdaraha Bandhigii Buugga Bilan+SAWIRO

    Munasibad Balladhan oo Hannaankeeda Dhicitaan si heer sare ah looga soo shaqeeyey isla markaasna naadiga akhriska iyo qoraalka Ee halkaran uu ku so bandhigayey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munasibad Balladhan oo Hannaankeeda Dhicitaan si heer sare ah looga soo shaqeeyey isla markaasna naadiga akhriska iyo qoraalka Ee halkaran uu ku so bandhigayey

Buug la yidhaa BILAN oo uu Qoray Qoraa Dhalinyaro ahoo la yidhaa Cabdiraxman Warmooge ayaa ka Qabsoontaay Hotel Deero ee Magaalada Burco.

Munasibadan oo kelmado furitaan ah ay ka jeediyeen masuliyinta naadiga halkraan islamarkaasna ay kaga warrameen hawl qbadka naadiga Iyo Muhiimada munasibadaa noocan ahi leeyihiin sido kalena logu mahadceliyey qoraaga buugiisa soo gaadhsiiyey shcabka Togdheer ayaa qoraagu ka soo jeediyey Buugiisa Iyo Nuxurka Sheekada ku duugan Buuga BILAN

Qoraaga oo Buugiisa ka sheekeyey aya ka warramay in sheekada buuga ku duugani ka hadlayso dhacaadoyin ka dhex dhaca dhalinyarada maanta dhexdooda waxana dhalinyaradi munsaibadda joogtey su’aalo badan ka waydiiyeen sheekadaas iyo wxyaabo ay buuga ka akhriyeen.

Image may contain: 4 peopleImage may contain: 2 peopleImage may contain: 6 peopleNo automatic alt text available.Image may contain: 5 people, sunglassesImage may contain: 10 people, people smilingImage may contain: 2 peopleImage may contain: 1 person