Roob Waawayn Oo Ka Da'ay Gobolka Sanaag Oo Waxyeelo U Gaystay Wadada Isku Xidha Burco Iyo Ceerigaabo

0
Tuesday May 23, 2017 - 15:29:28 in by Burco Office
  • Visits: 947
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Roob Waawayn Oo Ka Da'ay Gobolka Sanaag Oo Waxyeelo U Gaystay Wadada Isku Xidha Burco Iyo Ceerigaabo

    Ceerigabo(AFKA);Roobab Laxaadleh Oo Mudooyinkii U Danbeeyay Ka Da'ayay Gobolka Sanaag Ayaa Burbur Ku Sababay Laamiga Dhismaha Wadada Ceerigaabo iyo Burco Ee Degaanada Ceel Lamaan, Dagaar Degmada Yufle Kalmac iyo Degaanada Wadadaasi Ku Teed santa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ceerigabo(AFKA);Roobab Laxaadleh Oo Mudooyinkii U Danbeeyay Ka Da'ayay Gobolka Sanaag Ayaa Burbur Ku Sababay Laamiga Dhismaha Wadada Ceerigaabo iyo Burco Ee Degaanada Ceel Lamaan, Dagaar Degmada Yufle Kalmac iyo Degaanada Wadadaasi Ku Teed santahay .

Mar Aanu Dhowaan Safar Ku Maraynay Dhismaha Wadadaasi Ayaa Waxan Ka Soo Qaadnay Sawiro iyo Muuqaalo Muujinaya Dhaawac Dhismaha Wadada Ceerigaabo iyo Burco Soo Gaadhay Qaybteeda Laamiga Iskaba Daa Qaybta Jayga Oo Burburka Ku Yimi Tiro Beelaye.

Hadaba Mar Aanu Xidhiidh La Samaysany Si Aanu Wax Uga Ogaanyo Qorshaha iyo Talaabada Ay Uga Taala Masuuliyiinta Wasaarada


Hawlaha Guud Gaadiidka Guryaynta iyo Wadooyinka S/land Ayaanay Bixin Wax Faaf Faahina Oo la Xidhiidha Arimahaasi.

 

Shaqaalihii iyagu ka shaqaynayay waddada ayaa lagu soo waramayaa in ay fasax ku jiraan kaas oon la sheegi Karin wakhtiga rasmiga ah ee ay ka soo noqonayaan fasaxaasi.

Dhanka Kale Dadweynaha iyo Gaadiidlayda Isticmaasha Wadadaasi Ayaa Warwar Weyn Ka Muujiyay Burburka Ku Yimi Dhismaha Wadada Ceerigaabo iyo Burco.

Si Kastaba Ha Ahaatee Wasaarada Hawlaha Guud Ee Uu Wasiirka U Yahay Wasiir cali Mareexaan Ayaa Looga Fadhiyaa Wax Ka Qabashada Burburka Ku Yimi Dhismaha Wadada Ceerigaabo Iyada Oo Aan Hadii Si Dhaqso ah Wax Looga Qaban uu sii fidi doono burburkaasi.