Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Amiirka Dalka Qatar Iyo Balan Qaad Ay Dawlada Qatar U Sameysay Somaliya

0
Friday May 26, 2017 - 13:41:35 in by Super Admin
  • Visits: 537
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Amiirka Dalka Qatar Iyo Balan Qaad Ay Dawlada Qatar U Sameysay Somaliya

    Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Madaxweynaha dalka Somaliya ayaa waxaa uu la Amiirka Qatar Sheekh Tamim Bin Xamad Al Than waxaana ay labada hogaamiye ka wada hadleen xidhiidhka labada dal .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Madaxweynaha dalka Somaliya ayaa waxaa uu la Amiirka Qatar Sheekh Tamim Bin Xamad Al Than waxaana ay labada hogaamiye ka wada hadleen xidhiidhka labada dal .

Kulankan oo labada dhinac dhex maray ayaa waxaa goob joog ka aha awasiiro ka socdey labada dawladood ee Somaliya iyo Qatar


 

 

Dawlada Qatar ayaa waxaa ay Smomaliya u balan qaadey in ay taageero dhaqaale.

Image may contain: 1 person, sitting and indoor


Dhinca kale Qatar waxaa balan qaaday inay dowladda Soomaaliya ka taageereyso dhinacyada dib u heshiisiinta, Amniga iyo dib u dhiska isla markaana ay bixin doonto dhaqaale oo lagu kabi doono miisaaniyadda dowladda.


Dawlada Qatar ayaa lagu xantaa inay lug ku laheyd doorashadii Madaxweyne Farmaajo, maadaama ay xidhiidh dhow la leedahay shaqsiyaadka aadka ugu dhow Farmaajo.

Image may contain: 2 people