Daawo:" Maanta Siilaanyo Wuu Nasanayaa Oo Dumaashiisa Aniga Ayaa Leh , God-Kii Siilaanyo-na Aniga Ayaa Fadhiistay .." Faysal Cali Waraabe

0
Friday May 26, 2017 - 13:52:04 in by Super Admin
  • Visits: 609
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:" Maanta Siilaanyo Wuu Nasanayaa Oo Dumaashiisa Aniga Ayaa Leh , God-Kii Siilaanyo-na Aniga Ayaa Fadhiistay .." Faysal Cali Waraabe

    Gudoomiyaha xisbiga UCID isla markaana ah musharaxa madaxweyne ee xisbigaasi ayaa waxaa uu khudbad u jeediyey tageerayaal cusub oo xisbiga UCID kaga soo biiray magaalada Burco Faysal ayaa sheegay in Ree Burco ay barigii hore aad u taageeri jiree

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha xisbiga UCID isla markaana ah musharaxa madaxweyne ee xisbigaasi ayaa waxaa uu khudbad u jeediyey tageerayaal cusub oo xisbiga UCID kaga soo biiray magaalada Burco Faysal ayaa sheegay in Ree Burco ay barigii hore aad u taageeri jireen madaxweyne Siilanyo balse maanta Siilanyo uu nasanaayo isla markaana uu maanta isagu leeyahay dumashiisa oo godkii Siilanyo uu isagu fadhiisan Doono