Midawga Yurub Iyo Dawlada Soomaaliya Oo Wada Gaadhay Heshiis Saamaynaya Mashaariicda Laga Hir Gelinayo Soomaaliya.

0
Sunday May 28, 2017 - 16:52:28 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 614
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Midawga Yurub Iyo Dawlada Soomaaliya Oo Wada Gaadhay Heshiis Saamaynaya Mashaariicda Laga Hir Gelinayo Soomaaliya.

    Muqdisho(AFKA):-wefti ka socda midawga Yurub ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dawlada federaalka ah ee Soomaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(AFKA):-wefti ka socda midawga Yurub ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dawlada federaalka ah ee Soomaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

Dhinaca wasiirka qorshaynta soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo isaguna la hadlay warbaahinta markii shirku soo dhamaaday ayaa ka war bixiyey qodobada ugu muhiimsan ee laysku af gartay waxaanu sheegay in labada dhinac ay kala saxeexdeen mashaariic loogu deeqay soomaaliya, mashaariicdaas oo ku saabsan maamul wanaaga, horu marinta, korAgaasimaha guud ee midawga yurub u qaabilsan gargaarka horu marinta ayaa oo ka hadashay kulanka ay la qaateen madaxweynaha somaliya ayaa sheegtay inay madaxweynaha isla af garteen in midawga yurub joogteeyo taageerada uu la garab joogo soomaaliya.


u qaadida tayada wasaaradaha somaaliya iyo gargaarka.

 

Sidoo kale wasiir Jamaal ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo iyo weftiga midawga yurub isku af garteen in mashaariicda ay maal galinayaan Midawga ay yurub ay si toos ah u maamuli doonto doonta dawlada soomaaliya.

Wasiirka qorshaynta somaliya ayaa sidoo kale sheegay in dawladu ay si rasmiya ula wareegi doonto saxeexa lagu maamulayo isla markaana lagu fulinayo mashaariicda ay maal galinayaan midawga yurub.