Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe Oo Xilal Cusub Magacaabay

0
Sunday May 28, 2017 - 20:02:32 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 617
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe Oo Xilal Cusub Magacaabay

    Hargeysa(AFKA);- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa xilal cusub u magacaabay Qaar ka Mida ah Masuuliyiinta Yurub ee Xisbiga UCID Iyo Masuulitiinta Gobolada Togdheer iyo Awdal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA);- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa xilal cusub u magacaabay Qaar ka Mida ah Masuuliyiinta Yurub ee Xisbiga UCID Iyo Masuulitiinta Gobolada Togdheer iyo Awdal.
Iyo Wadamada Pacific-ga Iyo Australia.
Guddoomiyaha xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, markuu arkay baahida loo qabo xilalkan muhiimka ah. Markuu arkay kartida iyo aqoonta ay u leeyihiin xilalka loo igmaday, kuna qancay inay xilalkaas ka soo bixi karaan.
 

Maanta oo ay taariikhdu tahay 28 May 2017, waxa uu magacaabay xilalkan;IMG-20170528-WA0003IMG-20170528-WA0002IMG-20170528-WA0001IMG-20170528-WA0000