Qaramada Midoobay Oo Eedaymo U Jeediyey Ciidamada Jamhhuuriyada Afrikada Dhexe

0
Wednesday May 31, 2017 - 10:38:49 in by Burco Office
  • Visits: 540
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaramada Midoobay Oo Eedaymo U Jeediyey Ciidamada Jamhhuuriyada Afrikada Dhexe

    Qaramada Midoobay Oo Eedaymo U Jeediyey Ciidamada Jamhhuuriyada Afrikada Dhexe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaramada Midoobay Oo Eedaymo U Jeediyey Ciidamada Jamhhuuriyada Afrikada Dhexe

Warbixin ay Qaramada Midoobay soo saartay ayaa lagu sheegay in xadgudubyo bini'aadannimada ka dhan ah ay geysteen ciidamo ka tirsan kuwa Jamahuuriyadda Afrikada Dhexe iyo kooxo hubeysan oo isugu jira kuwo dalkaasi u dhashay iyo kuwo shisheeye.


Jamahuuriyadda Afrikada Dhexe ayay Qaramada Midoobay sheegtay inay la daalaa dhaceysey xasilooniQaramada Midoobay waxay xog faahfaahsan ka heshay 620 dhacdo oo kala duwan, kuwaas oo ay ku jiraan kufsi ay kooxo maleeshiyo ah u geysteen haween iyo gabdho ay da'doodu tahay shan sano jir, dad u dhintay jidh dil loo geystay dartii iyo xaafado dhan oo inta weerar lagu qaaday la gubay.


darro siyaasadeed iyo musuqmaasuq muddo sanado ah, taas oo horseedday isku dhacyo hubeysan oo sabab u noqday in kooxuhu ay geystaan falal ka baxsna bini'aadannimada.

 

Warbixinta Qaramada Midoobay ayaa digniin u dirtay kuwa qalalaasaha sameynaya oo ah in lala socdo falalkooda, isla markana la hayo caddeymo lagu soo taagi doono maxkamad.

 

Source:-BBCsomali