Turkiga Oo Somaliya U Soo Diray Markab Sida Raashin Gar Gaar Ah

0
Monday June 05, 2017 - 13:06:53 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 34
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Turkiga Oo Somaliya U Soo Diray Markab Sida Raashin Gar Gaar Ah

    Markabkan sida deeqda raashinka ah oo ka soo baxay Dekedda Magaalada ku taalla Koonfurta dalka Turkiga ee Tasucu Port ayaa lagu wadaa inuu dhawaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Markabkan sida deeqda raashinka ah oo ka soo baxay Dekedda Magaalada ku taalla Koonfurta dalka Turkiga ee Tasucu Port ayaa lagu wadaa inuu dhawaan

Markabkan sida deeqda raashinka ah oo ka soo baxay Dekedda Magaalada ku taalla Koonfurta dalka Turkiga ee Tasucu Port ayaa lagu wadaa inuu dhawaan soo gaadho Magaalada Muqdisho ee caasimadda Somaliya oo ay ku sugan yihiin kumanaan Qoys oo ka soo barakacay Abaaraha kajira Gobolada dalka.Markab sida deeq Gar gaar ah oo loogu talagalay in lagu caawiyo dadka Somaliyeed ee dhibaataysan kaasoo sida raashin ka kooban 13,000 oo Tan ayaa kasoo shiraacday dalka Turkiga.

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Veysi Kaynak oo ka hadlayey Munaasabadda lagu sagootinayey Markabkan Gargaarka sida ayaa sheegay in dalkiisa ay ka go’an tahay caawinta Shacabka Soomaaliyeed,wuxuuna shaaciyey iney sii laban laabi doonaan Mashaariicda


ay ka fuliyaan Soomaaliya.

 

Veysi Kaynak ayaa ugu baaqay wadamada Beesha Caalamka iney caawiyaan dadka Soomaaliyeed ee dhibaataysan,Dowladda Turkiga ayaa kamid ah wadamada sida dhabta ah u garab istaagay Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed.

 

Sources: universalsomalitv.