Deg Deg:-Alle Haw naxariistee waxa goor dhawayd cusbitaalka Edna Aadan ee magaalada Hargeysa ku geeriyooday mujaahid Maxamed Biixi Caalin(ooto).
Hargeysa(AFKA):-Alle Haw naxariistee waxa goor dhawayd cusbitaalka Edna Aadan ee magaalada Hargeysa ku geeriyooday mujaahid Maxamed Biixi Caalin(ooto).
Alle haw naxariistee Mujaahid Ooto ayaa mudooyinkii u dambeeyey xanuusanay iyada oo xaalad caafimaadna loogu qaaday dalka Hindiya balse dib loogu soo celiyey magaalada Hargeysa.Marxuun mujaahid Ooto Biixi Caalin ayaa mudooyinkii ugu dambeeyey ku xanuusanayey cusbitaalka Edna ee magaalada Hargeysa halkaas oo uu maanta ku geeriyooday.