Wasiiru Dawlaha Cusub Ee Wasarada Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Uga Mahad Celiyay Madaxwayanaha Axmed Siilanyo Xilka Uu Igamaday
Burco(AFKA);Dr;Axmed Cali Baynax Oo Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland 6/6/2017 Umagacabay Inuu Noqdo Wasiiru Dawlaha Wasaaarada Duulista iyo Hawada Jamhuuriyada Somalind Oo Manta Si Rasmi Ah ula Hadlay Warbaahinta Isla Markaana U Mahad Celiayay Madaxwaynaha Jamhuuriada Somalinad Xilka Uu Igmaday Shegaynay Inuu Si Niyad Sami Ah Uqaatay
Dhanka Kale Wasiirka Dawlaha Cusub Ee Wasarada Duulista Iyo Hawada Somaliland Dr Axmed Cali Baynax Ayaa Shegay inay Dardar Galin Donan Shaqada Wasaarada Duulista Iyo Hawada Somalinad '
Ugu Danbayntii Wasiirka Wasarada Duulista Iyo Hawada Somalind Oo Ilahay Ugu Baryay Inuu Ka Kor Qaado Bulshada Ku Nool Gobalka Togdheer Ee La Ildaran Xanuunka Shuban Biyoodka Isla Markaana La Dardaaray Bulshada Reer Burco Kulana Taliyay in Ilaaliyan Nadaafada Iskana Ilaaliyaan Waxkastoo Sababi Kara Xanuunka Shuban Biyoodka
Muuqalka Warkan Oo Faahfahsan Dhawaan Filo
Ayaanle Hassan Bii'em
Warbaahinta Afkashacabka.com
Burco/office
Wasiiru Dawlaha Cusub Ee Wasarada Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Uga Mahad Celiyay Madaxwayanaha Axmed Siilanyo Xilka Uu Igamaday
Burco(AFKA);Dr;Axmed Cali Baynax Oo Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland 6/6/2017 Umagacabay Inuu Noqdo Wasiiru Dawlaha Wasaaarada Duulista iyo Hawada Jamhuuriyada Somalind Oo Manta Si Rasmi Ah ula Hadlay Warbaahinta Isla Markaana U Mahad Celiayay Ma