Fadeexadii U waynayd Oo Dul Hoganaysa Gudoomiye Xuuto Iyo Iskii Isu Magacaabe Kalshaale W/Q Eng Abdirizak Axmed
Hadaba Arintani Ayaa Meelkadhac Ku ah Ururka ay ku midaysan yihiin suxufiyiinta Somaliland Kaas Oo Noqday mid ay shaqsiyaad gaar ahi Ku shaqaystaan Islamarkaana dhexda u galaan lacagta ay shaqaystaan warbaahintu .
Mar aanu wax ka weydiinay Wappsaydadii la diwaan Galiyey iyo kuwii aan la diwaan galin ayaa waxay noo Sheegay In ayna Garanayn Cida Diwaan Galisay Sidoo kale Gudoomiyaha solja Ayaa cadeeyey inayna Solja wax Wappsaydaba ayna Diwaan Galin Hadaba Arintani ayaa Si Toosa U cadaynaysa in Uruka Suxufiyiinta Ee Solja Lagala Wareegay Shaqdii Ay U hayeen Suxufiyiinta Ka Hawlgala Gudaha dalka Taa Badalkeedana ay Cid Gooni Ahi Ku Shaqaysanayso Magacii Saxaafada Gaar ahaan wappsaydada .
Hadaba Hadaba Hadii ay arintani Sii Socoto waxa iyaguna Samayan doona Ururo tvyada iyo wargaysyada ,taasna waxa ay meesha si toosa uga saaraysaa ururkii afku macaash ka ahaa ee soylja.
Lasoco Goordhow Lacagta Ay Xukumadu Ugu Talo Gashay Weppsaydayada Shaqaynayey 18 May
Sida Loo Kala shaxaaday iyo xog muhiima Oo muujinaysa in gudoomiye xuuto Iyo Gudoomiyaha Iskii Isku Magacaabay Ee Wappsaydayadu Ay Horseed Ka ahaayeen musuqaa baahsan ee lagula Kacay Shabakadihii U hagarbaxay Tabinta Qaadhaan Ururintii 18 May
Fadeexadii U waynayd Oo Dul Hoganaysa Gudoomiye Xuuto Iyo Iskii Isu Magacaabe Kalshaale W/Q Eng Abdirizak Axmed
Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Ee Solja Maxamuud Cabdi Xuuto Iyo Mid Kamida Wiil Isagu Isku Magacaabay Gudoomiyaha Ururka Wepsaydyada Ee Ka Hawlgala Gudaha Magaallada Hargaysa Magaciisana Layidhaahdo Saleebaan cabdi Cali(kalshaale ) oo Lunsaday Laca