Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye UK oo tacsi u diraya qoyskii, eheladii, iyo asxaabtii Marxuum Mujaahid Maxamed Biixi Caalin (Oto)

0
Thursday June 08, 2017 - 11:59:16 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 512
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye UK oo tacsi u diraya qoyskii, eheladii, iyo asxaabtii Marxuum Mujaahid Maxamed Biixi Caalin (Oto)

    Waxaan halkan anigoo ku hadlaya Magaca Guddiga Fulinta, Mus-dambeedka iyo Laamaha Xisbiga Kulmiye UK ka tacsiyadeeynayaa qoyskii, eheladii, qarabadii iyo asxaabtii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan halkan anigoo ku hadlaya Magaca Guddiga Fulinta, Mus-dambeedka iyo Laamaha Xisbiga Kulmiye UK ka tacsiyadeeynayaa qoyskii, eheladii, qarabadii iyo asxaabtii

Allaah ha u naxariisteeMarxuum Mujaahid Maxamed Biixi Caalin (Oto). Waxaanu Marxuumka ILLAHAY uga baryeeynaynaa in uu Janatul Fardowsa ka waraabiyo oo samir iyo iimaan saadiq ahna ka siiyo Qoyskiisii, eheladiisii, qaraabadiisii iyo dhammaan asxaabtiisii.

Aamiin

Xariir Xirsi-adar

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Uk