Gudoomiyaha Haay'adda Shaqaalaha Somaliland Oo Ka War Bixiyey Safar Uu Ku Joogo Qaar Ka Mid Ah Dalalka Dibada + [ Sawiro ]

0
Thursday June 08, 2017 - 14:39:32 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 572
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Haay'adda Shaqaalaha Somaliland Oo Ka War Bixiyey Safar Uu Ku Joogo Qaar Ka Mid Ah Dalalka Dibada + [ Sawiro ]

    Hargeysa(FKA);- Gudoomiyaha Haay'adda Shaqaalaha Somaliland Muddane Sharmaake Geelleayaa waxaa uu ka war bixiyey safar uu maalmihii ugu danbeeyey uu ku joogay dalal Kenya Iyo Rwanda waxaana uu yidhi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(FKA);- Gudoomiyaha Haay'adda Shaqaalaha Somaliland Muddane Sharmaake Geelleayaa waxaa uu ka war bixiyey safar uu maalmihii ugu danbeeyey uu ku joogay dalal Kenya Iyo Rwanda waxaana uu yidhi

” Waxaanu mudooyiinkii u dambeeyey safar shaqo ku joognaa dalalka Kenya iyo Rwanda, halkaas oo aan dedaal ugu jirno sidii ay xirfad iyo xidhiidh wadaag u wada yeelan lahayeen machadka tababarka shaqaalaha dawlada Somaliland "CSI” , machadyada Kenya School of Government "KSG” iyo Rwanda Management Institute "RMI” , iyadoo ay markii hore xidhiidh lahayeen oo keliya machadka shaqaalaha Ethiopia ECSU

 

 

-Talaabadan ayaa shaqaalaha dawlada u horseedi doonta machad tayyo le isla markaana machadka shaqaalaha dawlada u abuuri doonta hal-beeg iyo hiigsi cusub. ka sakow xulashada shaqaalaha, tayeyntooduna waa mudnaanta koobaad ee yoolka u ah hay’adda shaqaalaha dawlada CSC ” ayuu yidhi Gudomiyaha Haaya’dda Shaqaalaha Somaliland Muddane Sharmaake Geele

Image may contain: 7 people, people smiling, people standing, suit and outdoor

Image may contain: 1 person, standing and outdoor

Image may contain: 4 people, people sitting and indoor

Image may contain: 2 people, people sitting, table and indoor

Image may contain: sky and outdoor

Image may contain: 2 people, indoor