Warsaxafadeed; Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Silaanyo aya Fariin uu Gudbiyay Dhamaan Golahiisa Wasiirada Ah Inay Ilaaliyaan Nidaamka Dowladnimo

0
Sunday June 11, 2017 - 13:56:05 in by Burco Office
  • Visits: 485
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warsaxafadeed; Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Silaanyo aya Fariin uu Gudbiyay Dhamaan Golahiisa Wasiirada Ah Inay Ilaaliyaan Nidaamka Dowladnimo

    Warsaxafadeed; Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Silaanyo aya Fariin uu Gudbiyay Dhamaan Golahiisa Wasiirada Ah Inay Ilaaliyaan Nidaamka Dowladnimo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warsaxafadeed; Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Silaanyo aya Fariin uu Gudbiyay Dhamaan Golahiisa Wasiirada Ah Inay Ilaaliyaan Nidaamka Dowladnimo

WAR-SAXAAFADEED

 

Hargeisa (AFKA) 10.06.2017 Shir aan caadi ahayn oo ay golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland maanta oo ay taariikhdu ahayd 10/06/2017 ay yeesheen shir gudoominayeyna Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa lagaga hadlay arrimo dhawra oo ay ka mid ahaayeen sidii loo ilaalin lahaa hantida qaranka, madaama oo ay masuul walba ka saaran tahay masuuliyad gaari ilaalinta iyo dhawrista hantida danta guud ahi.

Waxaanu madaxweynuhu si gaara golaha wasiirada u faray inay dhawraan oo ay ilaaliyaan nidaamka dawladnimo astaamihiisa, sida dhammaan gaadiidka dawlad, waxaana ka madnuuca in lagu xidho nambarka shacab gaadiidka dawladda, iyadoo uu madaxweynuhu faray in gaadhiidka dawladda lagu xidho namberka dawlada (GT) laguna xareeyo nambarka shacabka wasaaradda hawlaha guud, guryeynta iyo gaadiidka. Go'aankaa golaha wasiiradana waxa dabagalkeeda u xilsaaran wasaarada hawlaha guud, gaadiidka & guryeynta iyo ciidamada amniga.

ALLAA MAHAD LEH

Naasir Yuusuf Daahir

Agaasimaha Saxaafadda Madaxtooya