Xildhiban Cabdi Xasan Nuur Oo Madaxwaynaha Somaliland Oo Ku Bogaadiyey Gudidi Culumida Ahayd Ee U Magacabay Madaxwaynaha Somaliland

0
Sunday June 11, 2017 - 20:35:42 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 720
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhiban Cabdi Xasan Nuur Oo Madaxwaynaha Somaliland Oo Ku Bogaadiyey Gudidi Culumida Ahayd Ee U Magacabay Madaxwaynaha Somaliland

    Burco(AFKA);Xildhiban Cabdi Xasan Nuur Oo Madaxwaynaha Somaliland Oo Ku Bogaadiyey Gudidi Culumida Ahayd Ee U Magacabay Madaxwaynaha Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA);Xildhiban Cabdi Xasan Nuur Oo Madaxwaynaha Somaliland Oo Ku Bogaadiyey Gudidi Culumida Ahayd Ee U Magacabay Madaxwaynaha Somaliland
Anigoo ah xil cabdi laki xasan nuur waxan hanblyaynayaa soona dhowaynayaa gudida culimada heer qaran ee uu magaacabay madax waynaha jamuuriyada soomaliland axmed maxamed max ud siilanyo
gudidan oo aad iyo aad muhiim ugu ah bulshada iyo xukuumadaba iminka waxynu ognahay fariiqo diimeedka inagu soo badanaya xukuumadu hadaanay helin cid kala talisa fariiqa diineedkaa iyo wixii diinta ku saabsan oo culima ah halka waxa soo geli kara gaab sidii hore aanay xidhiidh u wada lahayanculimada iyo xukuumadii hore markaa rool meesha ka maqnaa oo xukuumada iyo bulshaduba tebaysay markaa madax waynuhu wuu asiibay madax weynahana waanu ugu hanbalyaynaynaa culimadana waxaanu leenahay xilkaa qabta oo haka cudur daaranina sheikh dirirna waxaanu ka codsanaynaa inuu ka mid ahaado gudida culimada heer qaran ee lagu daray oo cudur daarka meesha ka saaro waxaanu rajaynaynaa inaad naga aqbali doonto
 

1. sheikh cabdilaahi sheikh cali boqore jawhar
2. sheikh maxamuud suufi maxamed
3. sheikh maxamed cumar dirir
4. sh. DR. c/rashiid sh.saalax
5. sh. c/kariin xasan xoosh
6.sh.DR.xasan sh. cali warsame
7.sh.DR.cumar yuusuf axmed
8.sh.DR.Axmed jamac ismaaciil
9.sh. c/laahi xasan xaashi berberaawi
10.sh. maxamed cali jaamac gadhle
11. sh. c/raxmaan aw Axmed Cabdi
12.sh.maxamed xasan yuusuf

 

mar labaad iyo mar saddexaadba waan idiinku hanbalyaynayaa xilkaa qaran ee laydiin magacaabay
waxaanan idiin jajaynayaa guul
waxaanan kaloo u hanbalyaynayaa gudidii soo xushay culimadan ee ahayd xukuumada iyo guurtida
Xildhibaan Cabdiraxmaan .X. Xasan .X. Nuur (Cabdilaki)