Sacuudiga Oo Muwaadiniinta Qadar U Diiday Xajka Iyo Cumrada
Ali bin Smaikh al-Marri,oo ah Guddoomiyaha Hay'adda Xuquuqda aadanaha ee dalka Qadar,ayaa sheegay Dadkooda ay la kulmayaan
Hay’adda Xuquuqda aadanaha Dalka Qadar (NHRC),ayaa heshay cabasho ka timid muwaaddiniinta Qadar ee doonaya in ay cumreystaan sidoo kalena u diyaargaroobaan Xajka,kuwaas oo hadda la kulmaya mamnuucid aan sax ahayn.Dowladda Sacuudiga ayaa muwaadiniinta dalka Qadar ka soo jeeda waxa ay ka mamnuucday in ay galaan Masaajidka Barakeysan ee Xaramka.
Ali bin Smaikh al-Marri,oo ah Guddoomiyaha Hay'adda Xuquuqda aadanaha ee dalka Qadar,ayaa sheegay Dadkooda ay la kulmayaan hadda xaddidaad xad dhaaf ah.
Dowladda Qadar waxaa ay ku doodeysaa in kaliya lagu nacay in ay Waddamada Gobolka uga horreyso shaqo u abuuridda kumanaan dhallinyaro ah,marti gelinta Qaxootiga Syria,wax baridda Carruurta ku nool Gaza oo ay Israel go’doomisay
Source: Universalsomalitv
Sacuudiga Oo Muwaadiniinta Qadar U Diiday Xajka Iyo Cumrada
Ali bin Smaikh al-Marri,oo ah Guddoomiyaha Hay'adda Xuquuqda aadanaha ee dalka Qadar,ayaa sheegay Dadkooda ay la kulmayaan