Xulka England Ay Da'doodu Ka Yartahay 20 Jirada Oo Ku Guuleystay Koobka Adduunka

0
Monday June 12, 2017 - 09:26:58 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 576
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka England Ay Da'doodu Ka Yartahay 20 Jirada Oo Ku Guuleystay Koobka Adduunka

    Da'yarka Everton Dominic Calvert-lewin ayaa u dhaliyay goolka xulkiisa England qeybtii hore ee dheesha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Da'yarka Everton Dominic Calvert-lewin ayaa u dhaliyay goolka xulkiisa England qeybtii hore ee dheesha.

England ayaa gool madi ah ugu taqalustay xulka Venezuela.Xulka England ay da’doodu ka yartahay 20 jirada ayaa qabtay howl ay waa waynkoodu qaban waayeen tan iyo 1966-dii kaddib markii ay ku guuleysteen koobka adduunka.

Da'yarka Everton Dominic Calvert-lewin ayaa u dhaliyay goolka xulkiisa England qeybtii hore ee dheesha.

Gabo gabadii ciyaarta goolhayaha xulka saddexda libaax Freddie Woodman ayaa rigoore ka beeniyay Adalberto Penaranda daqiiqadii 74-aad, taasoo sababtay in England loo caleemo saaro koobka adduunka ee xiddigaha ay da’doodu ka yartahay 20-jirada.