{Raali Galin} Dhamaan Akhristayasha Warbaahinta Afkashacabka.com Oo Cilad Farsamo Ku Timi.Lana Xaliyay

0
Tuesday June 13, 2017 - 21:38:22 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 832
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    {Raali Galin} Dhamaan Akhristayasha Warbaahinta Afkashacabka.com Oo Cilad Farsamo Ku Timi.Lana Xaliyay

    Burco(AFKA);Dhamaan Akhristayaasha sharafta iyo qiimaha badan ee ku kala nool daafaha caalamka isla markaana ku xidhan shabakada Afkashacabka.com waxaanu ka Raali galineysaa Mudadii saacadaha aheyd ee Shabakadu Hawda ka maqaneed taas oo ay ku timid c

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA);Dhamaan Akhristayaasha sharafta iyo qiimaha badan ee ku kala nool daafaha caalamka isla markaana ku xidhan shabakada Afkashacabka.com waxaanu ka Raali galineysaa Mudadii saacadaha aheyd ee Shabakadu Hawda ka maqaneed taas oo ay ku timid cilada dhinca Server-ka Guud ee shabakadu ku sameysan tahay ah Awgeed

Waxaanu dadaal xoogan u galnay sidii ay shabakadu hawda dib ugu soo noqon laheyd ugu danbeyn alleh SWT waa uu nagu guuleyey aad aad baad u maadsan tahin dhamaan Akhristayaasha Warbaahinta Afkashacabka.com .


 

 

Ramadaan Wanaagsan

Agaasimaha Warbaahinta Afkashacabka.com
Ayaanle Hassan Bii'em
BurcoOffice