Amaanka Guud Ee Magaalada Muqdisho Oo Si Adag Loo Adkeeyey Iyo Ciidamo Wada Hawl Galo

0
Friday June 16, 2017 - 14:06:12 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 490
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Amaanka Guud Ee Magaalada Muqdisho Oo Si Adag Loo Adkeeyey Iyo Ciidamo Wada Hawl Galo

    Muqdisho(AFKA):- Ciidamada loogu tala galay xasilinta amaanka magaalada Muqdisho ayaa bilaabay hawl galo ay kor ugu qaadayaan amaanka guud ee magaalada, ka dib weeraradii ka dhacay Hudheelada Pizza House iyo Posh Treats.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(AFKA):- Ciidamada loogu tala galay xasilinta amaanka magaalada Muqdisho ayaa bilaabay hawl galo ay kor ugu qaadayaan amaanka guud ee magaalada, ka dib weeraradii ka dhacay Hudheelada Pizza House iyo Posh Treats.


Waddooyinka waa weyn ee magaalada Muqdisho iyo kuwa xaafadaha dhexdooda ayaa la dhigay ciidamado si adag u diyaarsan kuwaas oo baadhitaano ku samaynaya gaadiidka kala duwan iyo dadka la socdaba, waxaana la arkayaa ciidamada oo si adag u baadhaya baabuurta isla markaana ka dajinaya xata dadka saaran.

Weeraradii ka dhacay hudheelada Pizza Hose Iyo Posh Treats ayaa noqday kuwii ugu khasaaraha badnaa ee ka dhaca magaalada Muqdisho mudadii


lagu gudo jiray bisha barakaysan ee Ramadaan, iyada oo amaanka guud ee magaalada Muqdisho uu mudooyinkii ugu dambeeyey hagaagay isla markaana ay dadweynuhu muujiyeen isku halayn badan ayaa keeni doono feejignaan dheeraad ah oo ay muujiyaan ciidamada amaanka iyo dadka shacabka ahi