DEG DEG : Fanaan Caan ah oo Bisha Ramadaan Darteed isaga Baxay Fankii iyo Fariin Qiiro Leh ee uu Soo Diray +Magaciisa

0
Sunday June 18, 2017 - 11:22:03 in by Burco Office
  • Visits: 128
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG : Fanaan Caan ah oo Bisha Ramadaan Darteed isaga Baxay Fankii iyo Fariin Qiiro Leh ee uu Soo Diray +Magaciisa

    DEG DEG : Fanaan Caan ah oo Bisha Ramadaan Darteed isaga Baxay Fankii iyo Fariin Qiiro Leh ee uu Soo Diray +Magaciisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DEG DEG : Fanaan Caan ah oo Bisha Ramadaan Darteed isaga Baxay Fankii iyo Fariin Qiiro Leh ee uu Soo Diray +Magaciisa Fannaanka caanka ah ee Axmed C/kariin Maxamd (Axmed Biif) ayaa ku dhawaaqay inuu gebi ahaan ka baxay Fanka, Fannaanka hore oo Cumro u jooga Xaramka barakeysay ayaa farriin uu soo diray ku sheegay inuu gebi ahaan ka baxay fanka isagoo dembi dhaaf Alle weydiisay, isla markaanna ballantan aanu ka bixi doonin.
"Asc dhamaan Asxaabta iyo ehelkaba aad baan idiin salamaya salaan kadib waxa la galay tobankii ramadanta ugu khayrka badna waxa kujira hal habeen oo ka khayr badan 83 sanadood walalayaal si ilaahay habeenka inoo waafajiyo laylatul qadriga aynu is cafino dhamaan ummadda muslimiinta agtayda cafis baad ka tihiin idinkuna ilaahay dartii isoo cafiya ii nasoo duceeya aniguna ka daalimaayo ducadiina maadaama aan joogo meeshii aduunka ugu khayrka badnayd EE HARAMKA MAKA ALMUKARAMA.. Waxaan kaloo idiin cadeynayaaa inaan fankii gabi ahaanba ka baxay .balan cadna aan alle lagaley inuuu danbigayga dhaafo iina naxatiisto hadii aan kabixi jirey balan aan bani adam lagaley walalayaal balantan ALLE ayaan lagaley cafis baan weydiisayaa rabbigey iyo janno cidina igama xigto yaa raxiim yaa raxmaan yaa qafuur aaamiin aamiiin Aamiiin”