Tirada dadkii ku dhintay weerarkii Mali oo korodhay

0
Tuesday June 20, 2017 - 10:36:31 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 543
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tirada dadkii ku dhintay weerarkii Mali oo korodhay

    Ugu yaraan lix qof ayaa dhimatay ka dib markii la weeraray hotel loo dalxiis tago oo ku yaala duleedka magaalada Bamako.Waxaa sido kale weerarkaasi laga soo badbaadiyay 32 qof oo la afduubtay iyagoo halkaasi joogay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan lix qof ayaa dhimatay ka dib markii la weeraray hotel loo dalxiis tago oo ku yaala duleedka magaalada Bamako.Waxaa sido kale weerarkaasi laga soo badbaadiyay 32 qof oo la afduubtay iyagoo halkaasi joogay.

Waxaa la dillay afartii qof ee weerarkan gaysatay. Waxaana baxsaday mid kale oo dhaawac ah, ilaa haddana Waxaa socda baadigoob loogu jirro ninkan baxsaday oo ay wadaan ciidanka dowladda.

Ciddamada faransiiska oo garab taagan gaari ay leedahay Qaramada midoobayLahaanshaha sawirkaREUTERS
Image captionCiddamada faransiiska oo garab taagan gaari ay leedahay Qaramada midoobay

Labo qof oo shacab ah ayaa dhintay oo mid ka mid ah uu u dhashay Faransiiska.

Dhankakale, ragan weerarka gaystay ayaa ku dhawaaqayay Alahu Akbar markii ay goobta gallayeen.

Ciidanka dowlada ee meesha gallay waxaa bari-gantaalayay ciidamada Qaramada Midoobay.


Xigasho/BBC Somali