Deg Deg:- Abwaan Laabsalaax Oo Dhuumasho Ku tagay Moqdisho Iyo Ujeedka Safarkiisa + Sawiro

0
Wednesday June 21, 2017 - 20:34:07 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 602
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg:- Abwaan Laabsalaax Oo Dhuumasho Ku tagay Moqdisho Iyo Ujeedka Safarkiisa + Sawiro

    Deg Deg:- Abwaan Laabsalaax Oo Dhuumasho Ku tagay Moqdisho Iyo Ujeedka Safarkiisa + Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deg Deg:- Abwaan Laabsalaax Oo Dhuumasho Ku tagay Moqdisho Iyo Ujeedka Safarkiisa + Sawiro Warar naga Soosoo gaadhaya magaalada Moqdisho waxaa ay u xaqiijiyeen in aAbwaan Xassan Dhuxul Laabsalaax gudoomiyaha kooxda fanaaniinta xidigaha geeskayaa uu uu Shalay ka degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Moqdisho .

Image may contain: 2 people, people standing

 

 

 


Abwaan Laabsaalax ayaa la sheegay in ay dawlada Somaliya martiqaad u fidisay isla markaana ay u balan qaadey Lawladu ay geyn doonto dalka Turkiga


Masuulyiin ka tirsan Garoonka diyaaradaha ee Moqdisho ayaa s xaqiijiyey in Laabsaalax uu garoonkaasi Aadan Cade uu shalay ka degay , balse umay cadeyn halka uu u socdey iyo ujeedka safarkiisa


Sidoo kale waxaa xusid Muddan in kooxda uu abwaankani ka yahay gudomiyaha ee xidigaha Geeska oo ka dhisan magaalada Hargeysa dhawaan laga saarey fanaaniin kooxdaasi ku jiray oo ay ka mid yahiinYurub GeenyoiyoNimcaan Hilaac ka dib markii lagu eedeeyey in ay Moqdisho bandhigyo ku soo qabteen , balse arintan uu sameyeey gudoomiyihii kooxdaas ayaa waxaa ay noqotey mid layaab iyo fajac ku noqotey shacbiga reer Somaliland


Dhinca kale Shabakada Burcoonline ayaa waxaa ay isku deyday in warkan wax a weydiiso Abwaan laabsaalax balse waa ay u suurto Gali weyday ka dib markii uu ka qaban waayey telefoonkiisa gacanta , balse sawirkan ayaa waxaa uu cadeyn cad u yahay in abwaan Laabsaalax ku sugan yahay garoonka diyaarahada ee Moqdisho