Daaraha Dhaadheer ee Dalka Ingiriiska Oo Khatar Hor Leh Soo Wajahday.

0
Friday June 23, 2017 - 12:08:19 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daaraha Dhaadheer ee Dalka Ingiriiska Oo Khatar Hor Leh Soo Wajahday.

    London(AFKA);-Dawladda Britain ayaa ka digtay in ilaa 600 oo ka mid ah saraha dhaadheer ee la deggan yahay ee England ku yaala lagu dhisay qalab iyo alaab la mid ah daartii gubatay ee Grenfell ee London oo ay ku dhinteen ama wali la'yahay dad ga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London(AFKA);-Dawladda Britain ayaa ka digtay in ilaa 600 oo ka mid ah saraha dhaadheer ee la deggan yahay ee England ku yaala lagu dhisay qalab iyo alaab la mid ah daartii gubatay ee Grenfell ee London oo ay ku dhinteen ama wali la'yahay dad gaadhaya 80 qof.

Afhayeen u hadlay Theresa May ayaa sheegay in tijaabooyiinka la sameeyay ilaa hadda lagu ogaaday in waxyaabaha ku dahaaran sadax dhismo uu si sahlan dab ku qabsan karo.

Mrs May ayaa u sheegtay baarlamaanka dalkaaasi in tijaabooyin degdeg ah la fuliyay islamarkaana dadka degan dhismooyiika ay arintan saamaysay mar hore lagu wargaliyay .