Ujeedada Wafti Ka Socda Idaacadda France 24 Oo Hargeysa Soo Gaadhay.

0
Friday June 23, 2017 - 16:40:41 in
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ujeedada Wafti Ka Socda Idaacadda France 24 Oo Hargeysa Soo Gaadhay.

    Hargeysa(AFKA);-Wasiirka Warfaaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani ayaa waxaa uu magaalada Hargeysa ku soo dhaweeyey wafti ka socda Idaacada France 24 , taas oo ku tala jirta in ay Hargeysa ka hir galiso idaacada ku hadasha afka fa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA);-Wasiirka Warfaaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani ayaa waxaa uu magaalada Hargeysa ku soo dhaweeyey wafti ka socda Idaacada France 24 , taas oo ku tala jirta in ay Hargeysa ka hir galiso idaacada ku hadasha afka faransiiska