Boqortooyada Sacuudiga Oo Ku Dhawaaqday Inay Berri Tahay Maalin Ciid Ah
Riyadh(AFKA);-Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku dhowaaqday inay berri ay tahay maalin ciid ah kadib markii laga arkay bisha Shawaal boqortoyada Sacudi Carabiya iyo wadamo kale oo khaliijka ka tirsan.
Maxkamada sare ee boqortoyada Sacudi Carabiya ayaa hore uga codsatay shacabka sacudi carabiya in eegaan bilashada bisha Shawaal.