Gudomiyaha Naadiga Halkaraan Oo Hambalyo Udiray Xubnaha Naadiga Halkaraan Iyo Dhalinyarada Reer Somaliland Munaasibada Ciidul Fidriga Awged.

0
Saturday June 24, 2017 - 23:17:50 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudomiyaha Naadiga Halkaraan Oo Hambalyo Udiray Xubnaha Naadiga Halkaraan Iyo Dhalinyarada Reer Somaliland Munaasibada Ciidul Fidriga Awged.

    Burco(AFKA);Gudomiyaha Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Halkaaran Ee Magalada Burco Gudomiye Mustafe Cismaan Magalo Ayaa Hambalyo Udiraya Dhamaanba Xubnaha Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Ee Halkaraan Meelkastay Dunida Ka Joogaan Munnasibada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA);Gudomiyaha Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Halkaaran Ee Magalada Burco Gudomiye Mustafe Cismaan Magalo Ayaa Hambalyo Udiraya Dhamaanba Xubnaha Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Ee Halkaraan Meelkastay Dunida Ka Joogaan Munnasibada
 Ciidul Fidriga Awgeed Isago Alle Uga Barayay Inuu Ciidan Ciideda Alle Bash Bash Iyo Barwaaqo Inagu Gaadhsiyo Gudomiyaha Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Halkaraan Dhamaanba Dhalinyarada Reer Burco Isago ugu Hambalyaynaya inay Munaasibada Ciidul Fidriga Farxad Iyo Bash Bash Ku Ciidan '
Gudomiye Mustafe Cismaan Magaalo Oo Ah Gudomiyaha Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Ee Halkaraan Ayaa Hambalyo iyo Bogaadin Udiray Dhamaanba Dhalinyarada Xiisaysa Akhriska Iyo Qoraalka Kana Tirsan Naadiayada Ka Jira Gobalada Dalka Iyo Guud Ahaanba Cidkasto ka Tirsan Bahda Qalinka Iyo Qoraalka Isago Leh Farxad Ku Ciida Meelkastad Dunida Ka Joogtan

Allah Mahad Leh
Gudomiye Mustafe Cismaan Magaalo

Gudomiyaha Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Halkaraan 

Burco/Somaliland