"Waxaan Aaminsanahay In Heshiiskii Khaatumo Lala Galay Uu Ahaa Heshiis Qaran" Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland.

0
Sunday June 25, 2017 - 16:43:30 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 591
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waxaan Aaminsanahay In Heshiiskii Khaatumo Lala Galay Uu Ahaa Heshiis Qaran" Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland.

    "Waxaan Aaminsanahay In Heshiiskii Khaatumo Lala Galay Uu Ahaa Heshiis Qaran" Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaan Aaminsanahay In Heshiiskii Khaatumo Lala Galay Uu Ahaa Heshiis Qaran" Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland.

"Waxaan Aaminsanahay In Heshiiskii Khaatumo Lala Galay Uu Ahaa Heshiis Qaran” Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland.

 

Harge

Madaxwayneku-xigeenka oo khudbad u jeediyay bulshada ayaa ugu hambalyeeyay munaasibada ciidal fidriga, isagoo Madaxwayne ku-xigeenku khudbadiisa kaga hadlay wadahadaladii u socday Khaatumo iyo Jamhuuriyada Somaliland, e dhawaan ay ka soo baxeen go’aamadii lagu heshiiyey ee hordhaca ahaa, waxaana uu sheegay Madaxwayne ku-xigeenku in xukuumadda uu hogaamiyo Madaxwayne Axmed Siilaanyo ay dalka ku wado muslaxad iyo isu soo jiidista bulshada Somaliland waxaanu yidhi "Aad baan idiinku hambalyaynayaa munaasibada ciidul fidriga awgeed, waxa kale oo aan jecelahay in aan ka hadlo heshiiska ay wada galeen Xukuumadda Somaliland iyo Khaatumo, waxa jira dad mixnad ka dhex abuuraya heshiiskaa ama xageenan ha joogaan ama kuwii iyaga la joogay ha ahaadeene, waxaan aaminsanahay inay heshiiskaasi uu ahaa heshiis qaran” ayuu yidhi Madaxweyne ku xigeenku sheegay.

Ugu danbayntiina waxa uu madaxweyne ku xigeenku ku soo noqday qasriga madaxtooyada Somaliland, halkaasina waxa uu ku qaabilay qaar ka mid ah shacbiga Caasimada oo ku soo bookhday Madaxtooyada.