Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI oo Shacabka ku Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidul-fidriga.

0
Monday June 26, 2017 - 11:54:39 in by Burco Office
  • Visits: 582
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI oo Shacabka ku Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidul-fidriga.

    Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI oo Shacabka ku Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidul-fidriga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI oo Shacabka ku Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidul-fidriga.

Hoggaamiyaha xisbiga WADDANI, Md. Xirsi Cali Xaji, ayaa guud ahaan shucuubta Islaamka, gaar ahaanna shacabka Somaliland ku hambalyeeyey munaasibadda ciidul-fidriga ee sanadka 1438-ka.


Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI oo magaaladda Makka dhanbaalka hanbalyada ah ka soo diray , ayaa shacabka reer Somaliland ku bogaadiyey munaasibadda ciidul-fidriga, waxaana uu yidhi "Shacbiga Somaliland Waxan u soo dirayaa hanbalyo meel kasta oo ay adduunka ka joogaan dalkii iyo dibadda, illahay waxan uga baryayaa inuu acmaashii aynu gudanay inaga aqblo Ciidka Ciidkiisana barwaaqo inagu gaadhsiiyo”.
Hoggaamiye Xirsi Cali Xaji Xasan waxa uu bulshada kula dardaarmay inay dalkooda ilaashadaan isu naxariistaan kana shaqeeyaan sidii ay isugu duubnaan la hayeen.