Daawo: Caweyskii Carruurta Burco ee Xalay iyo Wacdaraha Weedhihi Caruurta+SAWIRO

0
Tuesday June 27, 2017 - 18:43:29 in by salman abdi
  • Visits: 1023
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Caweyskii Carruurta Burco ee Xalay iyo Wacdaraha Weedhihi Caruurta+SAWIRO

    Badhasabk aGobolk aTogdheer ayaa ka qaybgalay caweys ciideed Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee halkaraan u sameeyey caruurta magaalada burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Badhasabk aGobolk aTogdheer ayaa ka qaybgalay caweys ciideed Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee halkaraan u sameeyey caruurta magaalada burco

cweyskan oo loo b ixiyey habeenka ciida iyo caweyska caruurta ayaa lagu so bandhigay awoda hadalka caruurta, sheekooyin iyo su’aalo korinaya maskaxda caruurta oo lagu siinayey abaalmarino ciideed.

Masuliyinta naadiga halkaraan aya so bandhigay ujeedka cawyskan isagoo badhasabkuna u mahadceliyey naadiga halkaraan

Caruurta Caweyskan joogay aya qaarkood so bandhigay khudbado suugaan iyo sheekooyin

Image may contain: text