Deg Deg;Taliyaha Qaybta Oo Ka Hadlay Nin Ganacsade Ah Oo Goor Dhawayd Xabad Lagu Dhuftay Hoteeel Maansoor Ee Berbera,
Sida Uu taliyaha Qaybta Booliiska Ee Gobolka Saaxil Aadan Cabdi Cawaale u Sheeegay Shabakad Wararka Ee AFKA, Ninkan Gnacsadaha Ahi Baduu Kasoo baxay waxaanu Isku Dayay In Uu Kusoo Maydho Musqulaha Hoteela Qaybtiisa Galbeedka Ku Taala, Laakiin Askarigaas Milatariga Ah Ayaay wada hadleen Sidaanu Xogta Ku Heelnay Kadibna way Is Afdhaafeen , Sidaas Ayaanay Xabadu Ku Qaraxday, Taliye Aadan Cabdi cawaale Wuxuu Intaa Ku daray In Askarigii La Xidhay , Ninkii Ganacsadha Ahaa Ee Dhaawacmayna Loola carary Xaga Cisbitaalka Hargaysa,
Sidoo Kale Wuxuu taliyuhu Sheegay in Aan ay Is Aqoon Askariga iyo ganacsaduhu ,Wax Xumaanina Aanay
Ka Dhaxaynin Laakiin Illahay Intaa ka Qadray
Ganacsdahan Ayaa Magaciisa La Yidhaa Kayse Garas,
Wixiii wara Intaa Kasoo Kordha waanu Idinla Soo socodsiin Doonaa,
Warbaahinta Afkashacabka
Berbera/Office
Deg Deg;Taliyaha Qaybta Oo Ka Hadlay Nin Ganacsade Ah Oo Goor Dhawayd Xabad Lagu Dhuftay Hoteeel Maansoor Ee Berbera,
BerBera(AFKA);Galbta Maqribkii Ayaa Nin ganacsade Ah Oo Kasoo Baxay Bada Xeebta Batlaaale Waxaa xabad Ku Dhuftay Askari kamida Illaalada Ciidanka Milatariga Ee Hoteel Maansoor Berbera,