Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Togdheer Oo Ku Fashilmay Shaqadii Xisbiga Iyo Badelkiisa Oo Miiska Saaran + Waa Kuma Masuulka Cusub Ee Lagu Bedelayo.

0
Wednesday July 05, 2017 - 19:25:01 in by Burco Office
  • Visits: 664
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Togdheer Oo Ku Fashilmay Shaqadii Xisbiga Iyo Badelkiisa Oo Miiska Saaran + Waa Kuma Masuulka Cusub Ee Lagu Bedelayo.

    Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Togdheer Oo Ku Fashilmay Shaqadii Xisbiga Iyo Badelkiisa Oo Miiska Saaran + Waa Kuma Masuulka Cusub Ee Lagu Bedelayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Togdheer Oo Ku Fashilmay Shaqadii Xisbiga Iyo Badelkiisa Oo Miiska Saaran + Waa Kuma Masuulka Cusub Ee Lagu Bedelayo.

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Togdheer Oo Ku Fashilmay Shaqadii Xisbiga Iyo Badelkiisa Oo Miiska Saaran + Waa Kuma Masuulka Cusub Ee Lagu Bedelayo.

Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Ee Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Ayaa waxa uu Ku Fashilmay Shaqada U Hayay Xisbiga Waddani Ee Gobollka Togdheer Taas Oo Ay Inta Badan Taageerayaasha Xisbiga Ku Riday Niyada Jab Dhanka Taageerada Ah Oo Ay Ku Hayeen Xisbiiga.

Gudoomiye Maxamed Kaahin Ayaa Inta Badan Waxa Uu Hoosta Kala Shaqeeyaa Xisbiga Muxaafid Ka Ah Ee Kulmiye Oo Uu Xogta Iyo Qadhanka Xisbiga Waddani La Wadaagaa Xisbiga Uu Hoosta Kala Shaqeeyo Ee Kulmiye Inta Badan waxa U Gudida Fulinta Ee Xisbiga Waddani U Sheegaa In Uu Ku MAqan Yahay Arimo Isaga U Gaar Ah.

Maxamed Kaahin Ayaa Bar Yahan Waxa Uu Ka Maquultay Soo DHawaynta Masuuliyiinta Sare sare Ee Xisbiga Oo Howlo Shaqo U Imanayay Xarunta Gobolka Togdheer Ee Burao Ku was Oo Is Waydiinayay Halka Uu Ku Danbeyay Masuulka Uga Ahaa Gobolka Oo Aan La Hayn Meel Uu Jaan Iyo Cidhi DHigay.

Sidoo Kale Waxa Aan waxa Ka WWaydiinaya Mid Ka Mid Ah Gudida Fulinta Ee Xisbiga Waddani Oo No Xaqiijiyay In Uu MAxamed Kaahin Isagu Uu La Dagay XIsbiga Hadana Aan Haba Yartee WAxa La Shaqayn Ah Kala Dhaxay Xisbiga Uu Masuulka Ka yahay .

 

Ila Wareedyo Lagu Kal Soonan Karo Ayaa Sheegay In Uu Badalkiisu Saaran Yahay Miiska Lagu Badalay Xubin Ka Firfir Coon Oo Ilaa Hada Aan La Shaacin Magac Xubinta Badalay Maxamed Kaahin

LASOCO QAYBAHA DANBE ..................