Xisbiga Wadani Oo Munaasibad Gacan Ku Rimasa Ku Qabtay Gudaha Burco Iyo Ujeedada Munasibadaasi Daran Tahay

0
Thursday July 06, 2017 - 20:59:11 in by Burco Office
  • Visits: 658
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Wadani Oo Munaasibad Gacan Ku Rimasa Ku Qabtay Gudaha Burco Iyo Ujeedada Munasibadaasi Daran Tahay

    Xisbiga Wadani Oo Munaasibad Gacan Ku Rimasa Ku Qabtay Gudaha Burco Iyo Ujeedada Munasibadaasi Daran Tahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Wadani Oo Munaasibad Gacan Ku Rimasa Ku Qabtay Gudaha Burco Iyo Ujeedada Munasibadaasi Daran Tahay Xisbiga Wadani Oo Munaasibad Gacan Ku Rimasa Ku Qabtay Gudaha Burco Iyo Ujeedada Munasibadaasi Daran Tahay Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa labadii Maalmood ee u dambeeyay ku hawlahaa sidii ay u samayn lahaayeen Ururro samays ah kuwaasi oo marka dambena lagu sheego inay ku biireen Xisbiga WADDANI.

.

Dhalinyaradda oo tirroba saddex jeer oo hore ku biiray Xisbiga WADDANI iyaga oo sita magacyo kala duwan oo hore ayaa labadii maalmood ee u dambeeyay ku hawlanaa sidii ay u samayn lahaayeen urur cusub oo la dhaho Mahiigaan Kooxdani Cusub ayaa waxaa hoggaaminaya Xubnihii Heer Gobol iyo heer degmo ee Xisbiga WADDANI oo balse wakhtigan xidhay shaadh qabiil , arrintani ayaa muujinaysa sida uu xisbiga WADDANI Faromadhan uga taagan yahay deegaanada Barri Magaalada Burco.

 

Dhalinyaradda magaalada Burco ayaa baraha bulshada ku dhaliilay siyaasada la qabiileeyay ee uu adeegsanayo xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani waxaanna ay ku tilmaameen rafadkii ugu dambeeyay ee xisbiga Waddani.