Daawo: Madaxweyn Donald Trump Iyo Dhigiisa Ruushka Vladimir Putin Oo Fool Ka Fool Isku Arkay Markii Ugu Horeeyay

0
Saturday July 08, 2017 - 12:00:39 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Madaxweyn Donald Trump Iyo Dhigiisa Ruushka Vladimir Putin Oo Fool Ka Fool Isku Arkay Markii Ugu Horeeyay

    Hamburg, (AFKA/Agencies):- Madaxweynayaasha Maraykanka Iyo Ruushka Donald Trump iyo Vladimir Putin ayaa yeeshay kulankoodi ugu horeeyay ee fool ka fool ah, labadan Masuul ayaa ku kulmay oo markii ugu horaysay taariikhda isku hor gacan qaaday kamarada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hamburg, (AFKA/Agencies):- Madaxweynayaasha Maraykanka Iyo Ruushka Donald Trump iyo Vladimir Putin ayaa yeeshay kulankoodi ugu horeeyay ee fool ka fool ah, labadan Masuul ayaa ku kulmay oo markii ugu horaysay taariikhda isku hor gacan qaaday kamaradaha iyo warbaahinta.