Daawo:Magaalada Mosul Oo Saddex Sanno Ka Dib Ka Baxday Gacanta Kooxda Daacish
Magaalada Mosul Oo Saddex Sanno Ka Dib Ka Baxday Gacanta Kooxda Daacish
Dowlada ciidamada Ciraaq ayaa dagaalo goos goos ah kula jirra dagaalyahanada Daacish oo goobo kooban kaga sii haray magaaladda Mosul, Taliye ciidan ayaa sheegey in ay ciidamada ammaanku howlgalkoodii uu ka dhamaaday qaybta duuga ah ee magaalada oo ah goobtii ugu danbeysey ee ay haysteen kooxda isugu yeerta Dowladda Islaamka.
Daawo:Magaalada Mosul Oo Saddex Sanno Ka Dib Ka Baxday Gacanta Kooxda Daacish
Magaalada Mosul Oo Saddex Sanno Ka Dib Ka Baxday Gacanta Kooxda Daacish