War Deg-deg Ah: Wariye Cumar Seerbiya Oo Xorriyadiisa Dib U Helay.

0
Tuesday July 11, 2017 - 12:05:20 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg-deg Ah: Wariye Cumar Seerbiya Oo Xorriyadiisa Dib U Helay.

    Hargeysa(AFKA);Ciidamada booliska Somaliland ayaa xorriyadiisi dib ugu soo celiyay Wariye Cumar Seerbiya oo dhawaan la xidhay isaga oo ka soo degaya madaarka Hargeysa, isaga oo ka yimid magaalada Muqdisho oo uu in muddo ah ku sugnaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA);Ciidamada booliska Somaliland ayaa xorriyadiisi dib ugu soo celiyay Wariye Cumar Seerbiya oo dhawaan la xidhay isaga oo ka soo degaya madaarka Hargeysa, isaga oo ka yimid magaalada Muqdisho oo uu in muddo ah ku sugnaa.

Wariye Cumar Seerbiya ayaa muddo saddex cisho ah ku xidhnaa magaalada Hargeysa ee caasimada Jamhuuriyadda Somaliland.

Wariye Cumar Seerbiya ayaa ka hawl-gala warbaahinta Goobjoog oo fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho oo uu in muddo ah ku sugnaa halkaasi.