Daawo;: Kala Dambayntii Wasiiradda Somaliland Oo Meesha Ka Baxday Laba Wasaaradood Oo Isku Haysta Dhisme Dawladdu Leedahay Iyo Saxeexyadda Madaxweynaha Iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Sabab U Ah.

0 in by Ayaanle Hassan
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo;: Kala Dambayntii Wasiiradda Somaliland Oo Meesha Ka Baxday Laba Wasaaradood Oo Isku Haysta Dhisme Dawladdu Leedahay Iyo Saxeexyadda Madaxweynaha Iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Sabab U Ah.

    Hargeysa(AFKA);Khilaaf cakiran ayaa ka dhex qarxay wasaaradaha xidhiidhka golleyaasha iyo wasaaradda dib u dajinta Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA);Khilaaf cakiran ayaa ka dhex qarxay wasaaradaha xidhiidhka golleyaasha iyo wasaaradda dib u dajinta Somaliland. Waxaana khilaafka wasaaraddahani uu ka istaadhmay dhismihii hore ee ay ka baxday wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland, waxaana dhismahaasi hadda iksu haysta labadaasi wasaaraddood, iyada labadu sheeganaya,