Qarax Xoogan Oo Ka Dhacay Goob ay degen yihiin barakacayaal degmada Adhicadeeye Ee Gobolka Sool iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

0
Saturday July 22, 2017 - 16:00:16 in by Burco Office
  • Visits: 1265
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Xoogan Oo Ka Dhacay Goob ay degen yihiin barakacayaal degmada Adhicadeeye Ee Gobolka Sool iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

    Qarax Xoogan Oo Ka Dhacay Goob ay degen yihiin barakacayaal degmada Adhicadeeye Ee Gobolka Sool iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax Xoogan Oo Ka Dhacay Goob ay degen yihiin barakacayaal degmada Adhicadeeye Ee Gobolka Sool iyo Khasaaraha Ka Dhashay. Xoogan Oo Ka Dhacay Goob ay degen yihiin barakacayaal degmada Adhicadeeye Ee Gobolka Sool iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

Qarax xoogan oo ka dhacay Saacado ka hor goob ay degen yihiin dadka barakacayaasha ee duleedka degmada Adhicadeeye oo hilaadii 35 Km kaga beegan Laascaanood .

Waxaana Qaraxaaai uu ahaa Hadhaadiga waxyaabaha ku aasan dhulka ,Waxaa ka dhashay Khaaaare Dhimasho iyo Dhawaacba.

Inta La Xaqiijiey waxaa ku dhawqcamay 19 Qof iyo hal qof oo ah gabadh yar oo ay gacmaha goysay una dhimatay dhaawasi.

Dadkan Barakacayaasha oo bil ka hor la dejiyey ayaa laga soo raray Kaamamka Baakacayaasha ee Dhiirgi Goobo Siixowle Kalbardaaley iyo Ceelmidgaan.

Image may contain: one or more people, people standing, sky, outdoor and natureImage may contain: one or more people, child, outdoor and natureImage may contain: one or more people, sky, outdoor and natureImage may contain: one or more people, people standing, people sitting and indoorNo automatic alt text available.Image may contain: sky and outdoorImage may contain: 3 people, outdoorImage may contain: one or more people, sky, car and outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standing, child, beach, sky, outdoor and natureImage may contain: one or more people and people standingImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: 1 person, smiling, standing, sky and outdoor