Madaxweynaha Turkiga Oo Eedeymo Kulul U Jeediyey Dawlada Israel Kuna Eedeyey In Ay.

0
Sunday July 23, 2017 - 11:57:48 in by Burco Office
  • Visits: 460
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Turkiga Oo Eedeymo Kulul U Jeediyey Dawlada Israel Kuna Eedeyey In Ay.

    Madaxweynaha Turkiga Oo Eedeymo Kulul U Jeediyey Dawlada Israel Kuna Eedeyey In Ay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Turkiga Oo Eedeymo Kulul U Jeediyey Dawlada Israel Kuna Eedeyey In Ay.
Madaxweynaha Turkiga Oo Eedeymo Kulul U Jeediyey Dawlada Israel Kuna Eedeyey In Ay.

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ku eedeeyey maamulka

Israel inuu awood xad dhaafa u adeegsaday isku dhaca dhex maray ciidamada nabadgelyada iyo Falastiiniyta u mudaharaadayey Xaramka barakaysan ee Qudus.


 

 


Saddex qof oo Falastiiniyiin ah ayaa ku dhintay shaqaaqadaa oo ka dhalatay amar ay Israel kaga horjoogsatay ragga da'doodu ka yartahay konton jirka in ay ku tukadaan salaaddii Jimcaha barxadda masaajidka ee Muslimiintu u yaqaanaan Xaram Al-Shariif, Yuhuuduna tidhaa Temple Mount.


Israel waxay sheegtay in talaabadaa xaga nabadgelyada ah ee ay qaaday lagama maarmaan noqotay ka dib markii laba askari oo booliska Israel ka tirsan lagu dilay goobtaa.


Falastiiniyiinta ayaa se aad u diiday awaamiirtan cusub ee ay Israel goobtaa ku soo rogtay.