Ururka Midowga Mareegaha Somaliland Ee Somaliland Online Association (SOA) Oo Cambaareeyey Talaabada Ay Shirkada TELESOM Shaqada Kaga Eriday Sadax Suxufi.

0
Monday February 24, 2014 - 00:46:26 in by London Office
  • Visits: 922
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Midowga Mareegaha Somaliland Ee Somaliland Online Association (SOA) Oo Cambaareeyey Talaabada Ay Shirkada TELESOM Shaqada Kaga Eriday Sadax Suxufi.

    Ururka Midowga Mareegaha Somaliland Ee Somaliland Online Association (SOA) Oo Cambaareeyey Talaabada Ay Shirkada TELESOM Shaqada Kaga Eriday Sadax Suxufi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka Midowga Mareegaha Somaliland Ee Somaliland Online Association (SOA) Oo Cambaareeyey Talaabada Ay Shirkada TELESOM Shaqada Kaga Eriday Sadax Suxufi.
Ururka Midowga Mareegaha Somaliland Ee Somaliland Online Association (SOA) Oo Cambaareeyey Talaabada Ay Shirkada TELESOM Shaqada Kaga Eriday Sadax Suxufi.

"Waxaannu ugu baaqaynaa Shirkadda TELESOM inayraalligelin iyo weliba magdhow kbixiso talaabada SaddexdaSuxufi ee ay Shaqadooda kaga eridaykuna soo noqto SaaxaddaMiyir-qabka iyo habka ay u wada dhaqmaan ShirkadahaGanacsi iyo kuwa Warbaahineed,WarsaxafadeedUrurkaMidowga Mareegaha Somaliland ee SOA  

Hargeysa():-Ururka Midowga Mareegaha Somaliland eeSomaliland Online Association (SOA) ayaa waxa uucambaareynayaa talaabada ay shirkadda TELESOM shaqadakaga caydhisay sadexda Suxufi ee kala ah Cabdifataax IsmaaciilMursalFaysal Xiis Weerar (Afgaabiyo Cabdiqaadir IsmaaciilBaaruud (Askar),kuwaasoo Shirkadda Telesom awgeed loogaeryey shaqadii ay ka hayeen Wargeyska Somalilandtoday,islamarkaana waxay ugu baaqeen shirkadda TELESOM inaymagdhow ka bixiso tacaddiyadadhibaatada ay kula kacdaySuxufiyiintan.

Sidaa waxay Ururku ku sheegeen War-Saxaafadeedqoraal ah oo ay caawa soo saareenwaxaanu u dhignaa sidan:

"Aniga oo  hadlaya Magaca Ururka Midowga MareegahaSomaliland (Somaliland Online Association), waxaannu si kululcambaaraynaynaa Tallaabo ugub ku ah ama ku cusubWarbaahinta Somaliland iyo Shirkadaha dalka-ba oo ayShirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM shaqada kaga caydhisaysaddexda Suxufi ee kala ah Cabdifataax Ismaaciil Mursal,Faysal Xiis Weerar (Afgaabiyo Cabdiqaadir Ismaaciil Baaruud(Askar),kuwaasoo Shirkadda Telesom awgeed looga eryeyshaqadiay ka hayeen Wargeyska Somalilandtoday 07/02/2014.

Laga soo bilaabo 07/.02/2014 Ururka Midowga MareegahaSomaliland (Somaliland Online Association) waxa uu ukuurgelayeybaadhis iyo xog-ururinna ku sameeyey sababtakeentay in saddexdaa Suxufi oo Shaqadoda ay WargeyskaSomalilandtoday ka hayeen kala ahayd Cabdifataax MursalTifaftireFaysal-Afgaab Weriye (Madaxa WararkaiyoCabdiqaadir Askar Bogga Milicsiga iyo Bogga Ciyaaraha eeWargeyskaas.

Muddadaa labada toddobaad ka badan waxa uu UrurkaMidowga Mareegaha Somaliland (Somaliland Online Association) xaqiijiyeysi cadna u ogaaday in 3-daa Suxufi uugalaaftay War Wargeyska cadadkiisii 239 ku soo baxaymaalintii Jimcihiii 07/02/2014, kaasoo Ciwaankiisu ahaaBahwadaagta TELESOM ee Muqdisho oo heshiis la gashayAl-Shabaab, Bah-wadaagtaas oo dabcan ah ShirkaddaIsgaadhsiinta ee Hormuud Tel oo ka jirta dalka Soomaaliya.

Taasoo aan la beenin Karin, isla markaana aan la dafiri Karin inlabada Shirkadood ee TELESOM iyo HORMUUD-ba saamigaugu badan mulkiyaddooda uu leeyahay Ganacsade u dhashaydalka Soomaaliya oo aanay been ahayn inay bah-wadaag yihiinlabada ShirkadoodHeshiiska Hormuud iyo Al-Shabaabgaleenna aanu been ahayn ee uu ahaa wax xaqiiq ah