Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Saaka Dalka Dib Ugu Soo Laabtay IyoTaageerayasha Xisbiga Ucid Oo Si Miisaanle Usoo Dhaweeyay

0
Thursday July 27, 2017 - 09:12:37 in by Hargeysa Office
  • Visits: 559
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Saaka Dalka Dib Ugu Soo Laabtay IyoTaageerayasha Xisbiga Ucid Oo Si Miisaanle Usoo Dhaweeyay

    Hargeisa(Afka) waxaa saaka dalka dib ugu soo guryo noqday gudoomoiyaha xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee ucid ahna musharaxa madaxwayne ee xisbigaasi eng faysal cali waraabe ,waxaana si mugle usoo dhaweeyay taageerayaasha xisbiga cadaalada iyo darye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(Afka) waxaa saaka dalka dib ugu soo guryo noqday gudoomoiyaha xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee ucid ahna musharaxa madaxwayne ee xisbigaasi eng faysal cali waraabe ,waxaana si mugle usoo dhaweeyay taageerayaasha xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee ucid iyaga oo dhamaantood sitay astaanta xisbiga,boodhadh iyo istiikaro ay ku xardhanyihiin soo dhowoow gudoomiye faysal


fffff s - Copyffff suffff sMuuqaalnews

 

Hargeisa Office

La Wadaag Asxaabtaada