War Deg Deg:-Madaxwayne Siilaanyo Oo Cafis U Fidiyey In Ka Badan 400 Oo Maxbuus Oo Jeelasha Dalka Ku Xidhnaa.

0
Thursday July 27, 2017 - 15:14:28 in by Burco Office
  • Visits: 516
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg:-Madaxwayne Siilaanyo Oo Cafis U Fidiyey In Ka Badan 400 Oo Maxbuus Oo Jeelasha Dalka Ku Xidhnaa.

    War Deg Deg:-Madaxwayne Siilaanyo Oo Cafis U Fidiyey In Ka Badan 400 Oo Maxbuus Oo Jeelasha Dalka Ku Xidhnaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg:-Madaxwayne Siilaanyo Oo Cafis U Fidiyey In Ka Badan 400 Oo Maxbuus Oo Jeelasha Dalka Ku Xidhnaa.

Warar xog ogaal ah oo soo gaadhaya xafiiska shabakada wararka Afkashacabka kana soo gaadhay ilo wareedyo loogo qaateen ah ayaa waxay sheegayaan in madaxwayne Siilaanyo uu maanta cafis madaxwayne u fidiyey in ka badan 400 oo maxbuus oo ku kala xidhnaa xabsiyada waa wayn ee gobolada dalka.

Maxaabiistan uu madaxwayne Siilaanyo cafiska u fidiyey ayaa tiradooda naloogu sheegay 489 Maxbuus oo ku xidhnaa jeelasha gobolada dalka,kuwaas oo ku xukunaa danbiya fudud.

Maaha markii u horeysay ee madaxwayne Siilaanyo cafis madaxwayne ku sii daayo maxaabiis ku xidhan xabsiyada dalka,balse dhawaan ayay ahayd kadib markii uu maxaabiis tiro badan cafis u fidiyey kuwaas oo ku jiray jeelasha Burco iyo Borama,ayna sabab u ahayd kadib markii jeelasha uu ka dilaacay xanuunka Shuban Biyoodku.