DAYAX MADOBAAD CAAWA KA JIRA QAAR KAMIDA DHULKA SOMAALIDU DEGTO IYO MAGACYADA WADADA DAYAX MADOOBAAXKU KA DHACAY.

Waxaa caawa qaar ka midka Dhulka somaalidu degto laga dareemayaa Dayax Madoobaad Mugdigaliyay dhul Badan
Somaliland, Somaliya, Puntland, Jamhuurihada Jabuuti Iyo meelo ka mid ah dawlad degaanka somaalida itoobiya ayaa la xaqiijiyay in siweyn looga Dareemay Dayax madoobaadka .
Sidoo kale Goobaha masaajidada ah ayaa laga oogay salaado alle ka cabsi ah oo ebbe loogu waydisanaayo danbi dhaaf, dadka ayaa waxaa jirta cabsi soo wajahdey oo Ku aadan sababta Dayax madoobaadka caawa keentay
Ilaahow Noo Danbi Dhaaf Ilaahow Noo Naxariiso Aamin Aamin