Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Dhex Maray Xildhibaan Saleebaan Cali Koore Iyo Gudoomiye Baashe Maxamed Faarax,Ciidamo Hadda La Wareegay Xaruntii Baarlamaanka Somaliland+Maxa Soo Kordhay?

0
Tuesday August 08, 2017 - 13:36:13 in by Burco Office
  • Visits: 590
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Dhex Maray Xildhibaan Saleebaan Cali Koore Iyo Gudoomiye Baashe Maxamed Faarax,Ciidamo Hadda La Wareegay Xaruntii Baarlamaanka Somaliland+Maxa Soo Kordhay?

    Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Dhex Maray Xildhibaan Saleebaan Cali Koore Iyo Gudoomiye Baashe Maxamed Faarax,Ciidamo Hadda La Wareegay Xaruntii Baarlamaanka Somaliland+Maxa Soo Kordhay?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Dhex Maray Xildhibaan Saleebaan Cali Koore Iyo Gudoomiye Baashe Maxamed Faarax,Ciidamo Hadda La Wareegay Xaruntii Baarlamaanka Somaliland+Maxa Soo Kordhay?

Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Dhex Maray Xildhibaan Saleebaan Cali Koore Iyo Gudoomiye Baashe Maxamed Faarax,Ciidamo Hadda La Wareegay Xaruntii Baarlamaanka Somaliland+Maxa Soo Kordhay?Waxaana dagaalkan dhex maray xildhibaan Saleebaan Cali Koore iyo Baashe Maxamed Faarax uu ka dhashay sida ay Warbaahintau xaqiijiyeen goob joogayaal ah oo goobta ku sugnaa muran ka dhashay jagada gudoomiyaha cusub ee sharcinimadiisa lagu muransan yahay ee golaha Wakiilada Somaliland ee loo doortay Baashe Maxamed Faarax,waxaana hadalo xanaf leh ay labadan xildhibaan isku waydaarsadeen golaha dhexdiisa kaas oo markii danbe sababay inay gacanta iskula tagaan xildhibaan Saleebaan Cali Koore iyo Baashe Maxamed Faarax,Waxaana labadan xildhibaan dirqi ku kala qabtay xildhibaanadii iyo dadkii goob jooga ahaa.

 

Wararka Ay Helayso Shebekada Afkashacabku Ayaa Sheegaya In Xabsiga Loo Taxaabay Xildhibaan Saleebaan Cali Koore,Oo Isagu Qulub Ka Bilaabay Golaha Wakiilada Dhexdiisa,,Dhanka Kale Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Ee Muranku Ku Jiro Doorashadiisa,Ayaa Afka Iskaga Shubay Aqalka Madaxtooyada Somaliland Kadib Markii Uu Madaxweynaha Somaliland U Yeedhay,Iyada Oo Goor Dhow La Filaayo In Warbuuxo Laga Helo Nuxurka Uu Daaran Yahay Kulankaais