Madaxwaynaha Iran Oo Madaxwayne Ku-xigeen U Magcaabay Saddex Haween Ah

0
Thursday August 10, 2017 - 08:58:22 in by Burco Office
  • Visits: 525
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Iran Oo Madaxwayne Ku-xigeen U Magcaabay Saddex Haween Ah

    Madaxwaynaha Iran Oo Madaxwayne Ku-xigeen U Magcaabay Saddex Haween Ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwaynaha Iran Oo Madaxwayne Ku-xigeen U Magcaabay Saddex Haween Ah

12 qof ayaa maamusha hay’adaha kala duwan ee ay ka kooban tahay madaxtooyadu.

Tan iyo markii uu dhacay kacdoonkii Iran 1979-kii, waa markii ugu horraysay oo haween loo magcaabo xilal sidaas u sarreeya, marka laga reebo hal wasiir oo lagu magcaabi jiray Mardiyah taasi oo soo qabatay wasaaradda caafimaadka xukuumaddii Maxamed Axmedi Najad sanidihii 2009-2013-kii.


Xukuumad uu soo dhisay madaxwaynuhu oo aan wali la horgayn baarlamaanka ayaa waxaa tiro yar ku leh Muslimiinta Sunniga ah, kuwaasi oo 10% ka ah tirada guud ee dadka Iran.12 qof ayaa maamusha hay’adaha kala duwan ee ay ka kooban tahay madaxtooyadu.

Haweenka Iran ayaa ku jira baarlamaanka dalkaasLahaanshaha sawirkaEPAImage captionHaweenka Iran ayaa ku jira baarlamaanka dalkaas

Xukuumad uu soo dhisay madaxwaynuhu oo aan wali la horgayn baarlamaanka ayaa waxaa tiro yar ku leh Muslimiinta Sunniga ah, kuwaasi oo 10% ka ah tirada guud ee dadka Iran.

Masumeh Ebtekar ayaa loo magcaabay ku xigeenka madaxwaynaha ee arrimaha haweenka iyo qoyska, halka Maaouma Jnid loo magcaabay ku xigeenka madaxwaynaha ee arrimaha sharciga iyo Sheindecht Mulawardi oo loo magcaabay in ay madaxwaynaha kala taliso arrimaha xuquuqda rayidka.

Axsaabta isbedel doonka ah ee Iran ayaa ku doodaya in kala duwanaansho la’aanta golaha wasiirada ee cusub oo ay dumarku ku yaryihiin ay tilmaam u tahay in madaxwaynuhu uu cadaadis kala kulmay hay’adaha kala duwan ee diinta.

Golaha baarlamaanka ayaan is hortaag ku samayn doonin wasiirada cusub, maadaama intooda ugu muhiimsan ay ogolaansho ka haystaan wadaadka ruuxiga ee Aayatullaahi Cali Khumayni.

Xassan Ruuxaani ayaa loolankii doorashada madaxtinimo uga adkaaday ninkii la tartamayay ee Ibraahiim Ra’iisi.