Daawo; Cuqaasha Salaadiinta Iyo Waxgaradka Ka Soo Jeeda Gobolada Saaxil Iyo Togdheer Ayaa Madaxweynaha Somaliland Uga Mahadceliyay Magacaabista Degmda Qabri Gorod

0
Thursday August 10, 2017 - 16:30:41 in by Burco Office
  • Visits: 629
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo; Cuqaasha Salaadiinta Iyo Waxgaradka Ka Soo Jeeda Gobolada Saaxil Iyo Togdheer Ayaa Madaxweynaha Somaliland Uga Mahadceliyay Magacaabista Degmda Qabri Gorod

    Daawo; Cuqaasha Salaadiinta Iyo Waxgaradka Ka Soo Jeeda Gobolada Saaxil Iyo Togdheer Ayaa Madaxweynaha Somaliland Uga Mahadceliyay Magacaabista Degmda Qabri Gorod

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo; Cuqaasha Salaadiinta Iyo Waxgaradka Ka Soo Jeeda Gobolada Saaxil Iyo Togdheer Ayaa Madaxweynaha Somaliland Uga Mahadceliyay Magacaabista Degmda Qabri Gorod Salaadin, Cuqaal, Waxgaradka iyo Xildhibaanda Golaha Guurtida ugu jira Degaanada Gobolada Togdheer iyo Saaxil ayaa si weyn Madaxweynaha Somaliland ugu bogaadiyey magacaabista Degmo Cusub oo dhowaan madaxweynuhu u magacaabay inay noqoto Degmo isla markaasna la odhan jiray Qabri Gorod balse iminka loo bedelay Masallaha Gorod. Waxayna Salaadiinta,Cuqasha,Waxgradka iyo Xildhibanada Degaankaasi Masallaha Gorod Madaxweynaha uga mahadceliyeen Qiimeynta uu Qiimeeyey iyo sida wacan ee uu uga aqbalay Dalabkoodi ay ku raadinayeen Degmadaas waxayna Tilmaameen inay tahay mid tariikhda madaxweyne siilanyo ku suntanaan doonta