Dagaal Dhexmaray Kooxda Al-shabaab iyo Maleeshiyaad Daacad u ah Sheekh Mukhtaar Roobow

0
Saturday August 12, 2017 - 09:27:00 in by Burco Office
  • Visits: 566
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Dhexmaray Kooxda Al-shabaab iyo Maleeshiyaad Daacad u ah Sheekh Mukhtaar Roobow

    Dagaal Dhexmaray Kooxda Al-shabaab iyo Maleeshiyaad Daacad u ah Sheekh Mukhtaar Roobow

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaal Dhexmaray Kooxda Al-shabaab iyo Maleeshiyaad Daacad u ah Sheekh Mukhtaar Roobow

Wararka ka imanaya gobolka Bakool ee dalka Somalia ayaa sheegaya in xoogag ka tirsan Al-shabaab weerar rogaal celis ah ku qaadeen saldhiga Mukhtaar Rooboow kaddib dagaalkii cuslaa ee dhacay Arbacadii oo dib loogu soo riixay Al-shabaab.


Wararka ka imanaya degmada Xuddur oo ay hoostagaan deegaannada lagu dagaalamayo ayaa sheegaya in Al-shabaab dagaalamayaal badan keeneen deegaanka, iyaga oo mar kale shalay jimcihii weerar ku qaaday maleeshiyaadka Mukhtaar Rooboow.

Lama oga in dagaalkan danbe qeyb ka yihiin ciidamada maamulka Koonfur galbeed oo gurmad u diray deegaannada lagu dagaalamayo si ay garab u siiyaan Mukhtaar Rooboow oo dhowr sano ka hor ka goostay Al-shabaab.