Daawo;Ururka midnimo ayaa habeen xalay ahaa munaasibada xog is waraysi ah u sameyey dhalinyarada iyo aqoonyahanka gobolka togdheer +Sawiro

0
Saturday August 12, 2017 - 17:55:28 in by Burco Office
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo;Ururka midnimo ayaa habeen xalay ahaa munaasibada xog is waraysi ah u sameyey dhalinyarada iyo aqoonyahanka gobolka togdheer +Sawiro

    Ururka midnimo ayaa habeen xalay ahaa munaasibada xog is waraysi ah u sameyey dhalinyarada iyo aqoonyahanka gobolka togdheer +Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka midnimo ayaa habeen xalay ahaa munaasibada xog is waraysi ah u sameyey dhalinyarada iyo aqoonyahanka gobolka togdheer +Sawiro

Waxaana ka soo qayb galay kulankaasi haldoorka dhlainyarda gobolka togdher iyo masuuliyiinta midnimo
Ururka midnimo ayaa ah mid ka shaqeeya isk dhex galka bulshada gobolada bari gaar ahaan gobolka togdheer

Ugu horeentii waxaa munaasibadan is xogwraysi ahayd ee aqoonyahan iyo dhalinyarada gobolka togdheer la isku xogwaraysanaayey doorka dhalinyarada gobolka ka qaadan karto isk dhex galka bulshada waxa ka hadashay maryama ifraax oo ahayd inantii fikirka midnimo
Waxaa tidhi Sidan ”aad iyo aad baan ugu faraxsannahay dhamaanteen haween iyo aqoonyahano kuwii manta ugu sareeyey gobolka togdher ,waxaaan mar labaaad ku faraxanahay aqoonyahanada iyagu gartay iney dhinacood injiyaan midnimo , midnimo waxay kale kamay iname waxa ay ka timi kala xidhxidhka iyo kala qobqobka dalkeena iyo deeganadeen aynu daganahaay ayey ka timi waa dareen Bulsho waa dareen dadka u dhasashay Deeganadan aan ka mid ahay .”
Iyadoo hadal sii wada waxay tidhi Sidan "cidina ma kala qabqaboa ilaa maskaxiyan ,maskaxiyan ayaa u kala xidhxidhnahay oo maskaxiyan baan u kala qobqobnahay taas bay ka timi midnimo.walalayaal eedeyoon aqoonyahaniinta manta halka isku timi rag iyo dumarba waxaan soo gaadhsiiney midnimo hadab midnimo tahay midnimo waa wax wada lahaansho wax wada qabsi iyo himilo meel u wada guuri waxaan aragnaa boqolkiiba qobol xunta iyoi halbowlaha wadnaha Somaliland ay tahay togdheer iney tahay meesha guushi ka dhalato togdheer "ayey yidhi maryama ifraax

 

Waxa is Halkaasi ka hadlay ka hadlay cali oo kamid qurbojoota gobolka togdheer waxaa yidhi sidan "caawa xafladani iskugu imaney waa xafladii aqoonyahanka dhalinyarada Ee Midnimo,midnimo waxa weeyaan urur ka dhasha Mushtamaca iyo dagan gobolada bariga somaliland siiba gobolka togdheerr siiba magaalada burco ee caawa joogno oo ay dhacdo inta badan in la moodo in burco la dhe dhiagy gidaar oo dadku aad isku dhex galin waxna aan la wada qabsan dhaqaalaha iyo horumarka aan ka wada shaqeen waxaa fikradan maskadeeda ka keentay maryama ifraax , "yuu idhi cali oo kmid qurba joogta gobolka togdheer

Qaar kamid dhalinayarada gobolka todheer ayaa is iskumid ah u soo dhaweyey uruka midno oo ka shaqeynaaya isk dhe dhexgalka bulshada waxaan halkoodii kamid ahaa sidan "Runbtt anigu markii aan shir laqaadaney Dhalinyaro ahaan Gobolka Togdheer ,waana ku waafaney oo qofku hadii uu wanaag kuu wado waxa weeye waad la qaadenay "aqoonyaha dhalinyarda gobolka togdheer

Gabagadiina waxa halkiisi dhalinayardii iyo aqoonyahankii su’aalo ku weydiiyeen masuuliyiinta uruka midnimo waaan si waafi ah ga jawaabeen su’aalihii halkaasi lagu weydiiyey

Image may contain: 3 people, people smilingImage may contain: 2 people, close-upImage may contain: 1 personImage may contain: 8 people, people smiling, people standingImage may contain: 7 people, people smiling, people sittingImage may contain: 7 people, people sittingImage may contain: 3 people, hat and close-upImage may contain: 3 peopleImage may contain: 1 personImage may contain: 4 people, people smilingImage may contain: 3 peopleImage may contain: 1 personImage may contain: 1 person, outdoorImage may contain: 1 person, smilingImage may contain: 1 person, close-upImage may contain: 2 people, glassesImage may contain: 5 people, people sittingImage may contain: 1 person