Daawo: Dugsiga H/Dhexe Hillaac oo Furay Sannadugsiyeedka Cusub iyo Abaalmarino uu siyey Ardaydi ugu sarraysay Sanadki Hore
Maamulka Dugsiga Hillaac aya sido kale so bandhigay Waxyaabo cusub oo lagu soo kordhiyey
Qaar kamida Ardayda Dugsigan aya nashiidoyin iyo wxyabo kamid aqoonta ay barteen halkas kaso jediyey waxana gebagabadi abaalmarino la guddonsiyey ardaydii kaalmaha sare ka gashay imtixaanadkii sannaddugsiyeedki hore 2016/2017
Burco(AFKA); Maamulka Gobolka Togdheer kan Degmada Burco Masuliyinta Waxbrshda Gobolka,Salaadiin, Cuqaal, Waaalidiin iyo Maamulka iyo Macaliminta Dugsigaasi aya ka qaybgalay Munasibad Balladhan oo loo sameeyey furitaanka sannad dugsiyeedka cusub ee 2017 iyo 2018 ee Dugsiga H/dhexe ee Hillaac.Ugu horeyn Maamulka Dugsigaasi Khadar abdilahi iyo Mustafe Osman magalo oo kamidaa Mulkiilayasha Dugsigan ayaa shraaxay Tayada wxbrasho ee Dugsigan iyo waxyaabaha ay ku soo kordhiyeen waxbrashda Gobolka iyo weliba Rajadooda Mustaqbalka Dhow Masuliyiintii Munsibadda ka qaybgashay ay iyaguna bogadiyey Dugsigan mamulkiisa iyo mulkiilayashiisa dhalinyrada ah.