Madaxweynaha Dalka Jabuuti Oo Hambalyo Ah U Diray Uhuru Kenyatta

0
Monday August 14, 2017 - 16:06:43 in by Burco Office
  • Visits: 490
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Dalka Jabuuti Oo Hambalyo Ah U Diray Uhuru Kenyatta

    Madaxweynaha Dalka Jabuuti Oo Hambalyo Ah U Diray Uhuru Kenyatta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Oo Hambalyo Ah U Diray Uhuru Kenyatta

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar "Geeleā€ ayaa dhambaal hambalyo ah u diray dhigiisa dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo mar kale dib loogu doorty shanta sano ee soo socta madxweynaha dalka Kenya.


Madaxweyne Geelle ayaa ku baaqay ilaalinta sharciga ammaanka iyo xasiloonida Geeska Africa maadama ay ka jiraan inta badan xaalado amaan daro.

Madaxweynah dalka Jabuuti waxaa uu carabka ku adkeeyay in la sameeyay tallaabooyin adag oo lagu sugayo xadhiidhka labada dhinac korna loogu qaadayo cilaaqaadka u dhaxeeyso Jabuuti iyo Kenya.

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ugu danbeyntii sheegay in Kenya ay kordhineyso howlgalka midowga Africa ee nabad ilaaninta Soomaaliya, si looga adkaado ayuu yiri Ururka Al-Shabaab.